
Bismilahai rax'mani raxin"
Wararka nagaso gadhaya magalada casimada jigjiga ee somaligalbeed ayaa waxaa Lagu so waramaya in ay u madaxweynuhu ka hadlay Khasarihi iyo dhibashadi badneyed ee ka soo gadhay wakalada shedalka ee laga leyahay wadanka shinaha.
madaxweynaha ayaa wuxu shegay in la cadalada la keni dono ku ka danbeyay wererka fosha xuma oo la hor keni do sharciga ama la madnaysindono dhibka ay geysten.
hadaba Ururka ka dagalama Ismamulka kilika shanaad ee soomaalidu dagto ayaa waxay shegteen in ay ka danbeyen wererka isaga inkasto oon lahayin wax masuluyin ah oo u hadlay ururka ONlf
mida kale wadanka Ethiopia ayaa ku edeyey wadanka ay dariska yihin ee lagu magacabo Ereteria in ay werarka ka danbeeyen ama ay so ababuleen hadaba waxaa la sugaya warka ka soo baxa Dawlada Ereteria.
Labadan wadan oo ay u dhaxaay so colod aad iyo aad u khadhadh ayaa waxay u muqata in ay isku mar'marsonayaan.wixii waraka ku so bera waan idinla socdsindona hadu ilahay yirahdo.
No comments:
Post a Comment