Monday, May 12, 2008
dhiib iyo dhaalil
Qaran bur-buray iyo dad islayay soomaaliyey maxaad u noqoteen oo aad qayerkin isga hosaysin waxaad ahaan jirteen dad laga cabsado hoskoda hada waxaad noqoteen dad lagu qoslo bidhantoda hadaba waxaa caajib ah ama loo wada jogay intuu ilahay nolasha u dayay in ay soomaalidu soo martay xiliyo xun-xun oo ay ila al'ankan ku jirto arin ka xuun tii hore waxaas waxaa kenay qabiil aan melana cidna garsinaynin hadaba waxaa iga tala ah in laga fogado cudurka qabiilka iyo dhabatadisa
Sunday, May 11, 2008
Manchester united oo ku Gulaysatay Horyalka dalka Uk
Manchester united oo Manta sii xaragale ugu gulaysatay Horyalka dalka Uk ama loo yaqano Epl hadaba Koxda oo malinba malinta kasii danbasa sii xogaysanaysa ayaa waxaa la Tartamaysay Koxda chelsea oo ay isku dhibco Ahyeen hada ciyaarti ka la baxa ahay ayay Manutd ku Gulaysatya xaga ay chalsea barejo gashay. Go Mantd Go
Subscribe to:
Posts (Atom)