Get the latest electronic phones and more

www.Somaliwords.Blogspot.com news update

africa latest news

Latest Ethiopia News

Free phones

www.somaliwords.blogspot.com
Majon International Internet Marketing

Get Here.

Monday, March 09, 2009

Waxaa qaska Wada waa Darood,Hawiye iyo Isaaq

Qore mahamud j adan
Sifaha Sheekada: Waxaa qaska Wada waa Darood,Hawiye iyo Isaaq
Marka Hore Aan Ku Bilabo Bismilahi Raxmani Raxiim

Akhriste adigo mudan oo mahadsan Iga Dhageyso Mawducan aan uga Hadlayo Dhibka ka alosan wadanka soomaaliya Iyo Kuwa ugu cadcad ee Ka wada dhibka ama ka hor'istagsan in ay soomaaliya noqoto meel lagu nasto oo ay Caruur wax baratay iyo Hoyo aan Ciil heyn ka soo Tosto.

Sidaan dhamaanteen la socono waxaa ay soomaaliya ku sugneeyd Xalado aad iyo aad U cakiran oo sababey In lagu wayo Dad Aad iyo Aad U Farabadan iyo Qax aan istaag Laheyn. Markii aad Akhriso Ciwaanka Ugu Horeya ee u ka bilawdo Mawducan ayaa Markiiba waxaa Maskaxdada Ku soo dhacaya in aad Tirahdiid Qofka Qoraalkan isku masquliyay waa Qof wareer'san oo shaqo wayay waxuu ka hadlana wayay oo bila camal ah. Hadii u fikiirkagu Sidayay waxaad Iga mudanTahay Xishmad iyo Mudnan wanad ku mahadsantahay Wakhtiga aad Galisay in aad akhrisiid Qoralkan. Hadaba aniga oo sii dhexgalaya sababta igu kaliftay in aan Dhaleceyo Sadexdan Diiq ee ugu badan soomaaliweyn.

Hadii aan isga ka waramo akhristow waxaan ahay Shaqsi soomaaliyeed hadii u Qabiilku Isiiqadana ah Shaqsi Darood ah ama Ka soo Jeda Bah'weynta Darood waxana meelkasta iga soo Gala Bahweynta Isaaq Iyo Bahweynta Hawiye waxaan is odhan karta waxaan ah Shaqsi Universal ah oo Ceelkasta ka Cabii Kara Balse waxaa inta ka sii wanagsan in aan ahay shaqsi ay ku dheertahay Soomaalinimada Walow anan waligay arkiin soomaaliya Balse markasta Jecyel Mar uun in aan Arko soomaaliya iyada oo ay ka Jiirto Kala Danbeeyn iyo Ixtiraam Dhexyala Bulsho'weynta Soomaaliyeed Melkasta oo ay Jogan gar ahaan Soomaaliya.

Hadaba maxaa Igu kalifay in aan Ciwankeyga Kore ku astaman aan u Qoro sidaas? Waa Su'aal wanagsan waxay soomaali ku mah'mahda shaydan dontaa Furdamiya. Marka aan isku dayo in aan ka dhadhiciyo waxa igu kalifay in Aan Dhaleco u soo jediyo Sadexda Diiq ama sadexda ACtor ee igu wa'weyn soomaaliya Ku waas oo kale ah Darood,Hawiye,Iyo Isaaq?

hadii aad diib u racdo tariikhada Muda Laga Jogo 20 sano waxaa soomaaliya kasocda dagaal aan micno laheeyn balse micno loo yelay ama lagu layay Maatii Iyo Marti sharaf farabadan midaas oo soomaaliya aad u maleysiid hadii ay siidaa ku siisocto in ay ka sarii donta Magaca Soomaaliyeed Khariirada Aduunka ama Map ka u yala calmka oo mesha lagu wayii dono magacii iyo sharaftii soomaaliyeed ee qadimiga aheyd midaas oo ahan jirtay mid lagu fanii Jiray markii ay soomaaliya hayed wadan ismamula inkastu Mamulkasta oo africa ka dhisaniyahay Mid bada Saran oo Donyar oo Bila qalab ah saran Ma Ku kaliya u shaqeya Jeebkooda iyoo Xaqa Laga Dhacayo Umada.

waxaan amiinsanahay Hadii ay sadexda Diiq een koor ku soo Xusay ay ka dayaan Qaska ay ku hayaan wadanka iyo Umada in soomaaliya ay gadhii Laheyd Nabad warta balse waxaa Jiira Kuwo u bartay in ay ku Qadhabtaan sadexda magac oo ay ku layaan Umada iyga oo wax xuun dhagaha u galinya umada ay ka soo Jeedan Dadkii ay Ka soo Jeedena waxay u muqata in ay iska Qaban wayeen oo ay Dushodu Noqotay Mid lagu xaaro oo lagu see Jiyo dantoodi Akhari iyo Midii adunyaba taas oo ah wax aad iyo aad Laga Naxo wayo waxay soomaali ku Mahmahda Fartada oo Qudhuntay oo la iska Goya wayo waxy sameeyn weyn kuyelan karta farahaga kale.

waxanan Ka wada hadii aan la iska qaban kuwa qabiilka sida xuun u fasiirtay ee isku diraya Umada soomaaliyeed waxaa surtawda in ay soomaaliya noqoto Mesha Ugu Dhaw Cadabta ama ay Noqoto Meel ay Ka soo Tosan xawayaaniin aan La'arkiin oo anan la'Maqlin
hadaba waxaan Dhamaan Caqilada iyo wax garadka Dhihi Laha in ay Ka sexdeed Dhaqankii iyo Fariintii Loga tagay oo ahyed In geed Hoostiis Lagu dhameysto arimaha Qoyeska iyo Irimaha Bulshada Nockastaba aha ahatee oo waxaad ka Dorateen in aad ka amar qadataan calooshiis u shaqeystee jahiil ah oo an waxaba ka aqoon Xaquuqda Adamaha iyo sharafta wadankiisa hoyo Kaas oo ka Dortay jeeb Qoyan iyo in uu Quto Xaaraan iyo Xolo Agoomed ama uu Tako tako u Ibsado wadankiisa kaas uu ka Ibinayo Cadawga soomaaliyeed ama Inta Jecyl soomaaliya in aysan waligeed qaska iyo Labka aysan ka bixin wayo dan Ugama jirto in ay soomaaliya ay nabad warta ka dhacdo.

waxaa Masuul ah qofkii XaQa Iyo samaha Kala yaqana Shafrana inta uu ka Itaal Roonyahay Umana Jeedo qof soomaaliyeed oo ka Mid ah sadexda Diiq oo Marnaba Isle xaq Ka tali oo Diib u fiiri dhibka Lagu Hayo Umada Soomaaliyeed ee lagada Tirada badanYahay Ha Noqdaan Ku wadanka Joga ama Dibadaha ku Maqan Arintasana waa ariin aad iyo aad U mihimsan in La Ogado Tiro Ahaan waa Laga badanyahay balse in ay Haystaan Every right oo ay ku Noqdaan soomaali ka tayo iyo talaba wanagsan kulana dhashay oo barii Kamaalin aad ka dhigan kartiid garab soomaaliyeed wayo hadii aan soomaali Nahay waxaan amiinsahay in aan nahay hal Family oo Fara batay oo Magacan Lawad baxay ku waas oo isku darajo iyo isku diinba ah.

waxaa Wanagsan Qofkii Khaladka wada ama qaska wada in ay runta u sheegaan Cuqasha iyo wax garadka ugu dhaw'dhaw oo ay dhahaan waad Edab darantahaye Meel Fariiso Dhibkana ka daa Umada waxana Hubaal ah in uu qofkaas isagu diib isagu labanayo oo uu sameyn Dono in uu ka wantoobo waxii u waday wayo waa Laga fara batay oo waxaa ka fara batay intii rabtay Midnimada Iyo sharafta soomaaliyeed
waxaa dhiib ah in ay soomaali ka sexatay Eraygii runta ahaa oo ay noqodee Calooshiis Lacayaar iyo Khaa'imul wadan

Darood,hawiye,isaaq Inadeeryaal,InaAbtiiyaal,InahabroWadag Dhibka halaga Dhafo umada Dibna ha la iskugu labto oo ha la'ogado in umadii lagada tirada badna ama intii Rabtay Midnimada Iyo Nabada ku soo dabalida wadanka iyo dhulka soomaaliyeed aad mariiseen Cida hosteeda Ilahay Halaga Cabsado Ha'Laxushmeyo Dadka Dhibateysan ee malinkasta Dhimashada,dhawaca,kuufsiga iyo qaxa lagu hayo ilahay waa u inoo Jedaa marka qofkastaba Yunan Qiil radsaniin uu ku layo Umad aan waxba Galabsan oo Yunan ku mar Marsoon Way Mujahiideen oo waxay u dhinteen diinto Qofkaas ogow adiga ayaa Lagu haysta aad ka dhadhicisay in uu dhinto diin aan lagu soo Duliin wayo adiga ayaa shalay isku Keny oo kasbaday in Lagugu soo Dulo.

AKHRISTOW IGAMA AHA IN AAN CAY IYO AFLAGADO KA'WADO QORALKAN BALSE WAA IGA WANO SOOMAALIYEED


hadii aad Wax figrad ama saxiitaan ah aad i'haysiid fadlan waxaad igu soo hagajiin Karta Ciwanka AMA e-mail kan jigreboi@gmail.com
mahadsanidiin Dhamantiin peace of allah be upon you. www.somaliwords.blogspot.com

No comments: