
Ethiopia oo manata si Rasmi'ah Uga furatay safarad magalada casimada ah ee Dalka soomaaliya ayaa waxaa Ka soo qayebgashay Sarikisha ugu sar'saraysa wadanka soomaaliya ay ka midyihin ray'salwasaraha Iyo Madexweynaha dalka soomaaliya.hadaba manta oo si rasmi ah loo furayay safarada ayaa waxa Cidhbaha lo tagay calanka ethiopia isaga oo u mesha jogay wasirka dafaca ee dalka ethiopia.
No comments:
Post a Comment