Get the latest electronic phones and more

www.Somaliwords.Blogspot.com news update

africa latest news

Latest Ethiopia News

Free phones

www.somaliwords.blogspot.com
Majon International Internet Marketing

Get Here.

Tuesday, April 24, 2007

maxaa Soomaaliya dhibka logu aburay oo na loga tagay waa su'aal jawaab u bahan hadaba ayaa ka danbeyay dhibkaas .

waa maxay soomaali? soomaali waa hal magac oon kala qayebsami karin balse hadi si loo firsho qayebsami kara.waxaa dhab ah oo aan la xaqiri karin in ay soomaalidu tahay hal qoyes oo mel ka so wada tosa ama hal beel oo fijaan wax ku wada cuna hadaba waa maxaa iska galay qabiil iyo soomaalinimo.waa talo u bahan in laga wada fadhisto oo wax la iska waydiyo waxaad iso qori karta waraaq si aan u fahmo dhibka iyo talada hada u tala soomaaliya?e-mail ku waa jigreboi@gmail.com

No comments: