Saturday, August 16, 2008

Maxaa ku Dhacay Madaxdii soomaaliyeed?


Maxaa ku Dhacay Madaxdii soomaaliyeed?

Waa Su'aal aad iyo aad u baxad weyn oon anan hadal qoral ah ku soo Bandhigi kariin balse manta oo sabti ah waxaan kaga hadlaya Maw'ducan aan Ugu Magac daray Maxaa ku Dhacay Madaxdii soomaaliyeed?) waxa hortagan siyasda Qalafsan ee ka Tagan wadankii Hooyo Hadaba Hadii aan Runta isku shegno hadan Nahay Dad Dhaqan, Dhiig,Dhalasho, Diin Iyo Dhuul wada wadaganahay waxaan markasta ka gabsana in aan Runta isku shegno. Tasana waxaY keenta Burbur, Diil, Dhawaac Iyo Maskiin sii ula kac ah loo dilo iyaga oo aan waxba Galabsan hadaba Dhibatadu waxay ka imanaysa waxaan Jiirin Aqonyahayn ama Wax garad dacad ah oo Hoganka ino qabta hadii an soomaali Nahay oo wayo Midkasta waxaa u ka'Daranyahay Midka kale Isaga Oo hor Marinaya Jeebkiisa,Qabaa'ilkisa iyo Dano isaga ugarah Kuna Qadhabta Magaca Beenta uu sito ee Soomaalinimada Ah Balse Ilahay ayaa U jeda oo mar ayay is hor Imanayan Hadaba ANiga oo ah Shaqsi soomaaliyeed oo Malinkasta isweydiya maxay isku dagalan soomaalidu oo ka dhaxeya hadana Sikasta u barayo Maskaxdeydu Keni waysay oo Waxaa Ka batay Hadal aan Sal Iyo Baar laheyn

Wadan Ayaan Lenahay Qurux, Bilic, Dad, dhaqan, Dhiig,Diin Etc hadana waxaa Ina Mamula Dawlad Kale hadaba waa ariin aad iyo aad Loga naxo oo Qiiro iyo Ohiin Kugu dilaysa hadii ad tahay qof ay ku dheertahay Soomaalinimadu Manta oo ah sabti ayaan waxan akhrinayay War ku sabsan xaladaha ku sabsan Somalia waxa'una ku sabsana In sadexdii Ku saraysay DAWLADA KU MEEL'GARKA EE SOOMAALIYA, Loga'Yeray Gudaha Wadanka Ethiopia Khilaf Dhexyaal Daraadiis marka waxaa Ii cadatay in ay somalian Politic Ay noqotay mid fashilanatay oo Laga Ma'mulo wadanka Ethiopia Oo laga Yeli karo sidi la rabo

Ethiopaia waa wadan Inala Dariis ah Mana xuma in aan kula Dhaqano Dariis wanag iyo Isxushmeeyn ina dhexmarta Balse Danahena Guud Inaga ayaa iska Leh Ethiopia Shaqo iyo sharaf uma aha in ay ina Ma'musho Tasina waa wax ceeb ah oo laga Naxo Hadaba waxaan dhaman shacabka soomaaliyeed Leyahay Dagal waan Aragnay Dheeftiisa xuun ee Haloo soo Jedo siidii u dhaqankeenu ahan jiray ee lagu wada xali jiray Geed-hostis taas ayay soomaalidu sharaf Iyo Ma'muus ku ledahay Waxaan waliba sii Toos ah ula hadlaya Dhalinyarada iyo Hoyo'Yinka Jecel nabada iyo dagananshaha umada in ay Ogadan in aY tahay Waqtigi aan aan u sheegi laheeyn Runta kuwa ku Qadhabta Magacena iyo Sharafteena waa in aan Noqona Hal-mid ah oo ka soo horJeeda Waxaa aan Ugu Magac Daray (JEEB QOYEN) Wayo Dhulkeeni Waa waxaa lagu gatay Lacag iyo Jeeb Buxa Waxana Gatay kuwa inagu dhexgabada ee Leader isku shega ah hadaba Ayenu ku xalino dhiibkeena Nabad iyo ismaqal ina dhexmara dhaman inta uu ku danbeeyo dhiiga iyo Soomaali Jeceyl ku

WWW.TIMACASE.BLOGSPOT.COM QORE M.J.A E-mail me @ Jigreboi@gmail.com Thanks SOMALIA4LIFE.

No comments:

Post a Comment