
Dalalka keska africa waxaa ku sugan askar american ah oo tiro badan kuwas oo la dagalama waxa ay ugu magac dareen argagaxiso waxayna si aad iyo aad u ilaliyaan badweynta keska africa gar ahaan wadanka somalia iy jabuti.
hadaba waa maxay sababta ku aburtay wadanka maraykanku in ka samaysto xarumo uu kula dagalamo waxa u ugu magacdaray argagaxiso.
Hadaba aan u hur galo sababta ku aburtay in uu maraykanku ka samaysto xarumo dagaal ama uu isga cabiyo waxaa ugu magac daray argagaxistada.ama ururka alqacida.
waxaan aad iyo aad u ogsonahay in ay tahay africa wadan Sabool ah balse ilahay siyay duul aad iyo aad u taya sareya ama aan wali la taban Macadanta ku jirta marka maraykanku waxa uu wada si uu ugu balarto africa si u unoqdo mid isagu ugu horeya inta badhata Africa ama macdanta kala baxa marka way iska cadahay in uu wax u jedo balse ay tahay qarsodi aan la fahami karin balse hadii aad u sii kura gaso waad dareemi karta mesha ay dhishu ka dadinayso.
Drop Your E-mail @ jigreboi@gmail.com thanks for your daily visit,please visit us again One love
Blogan waxaan ugu tala galay in aan kaga hadlo figradaha aan ka qabo qaybo kala duwan oo ku sabsan Nolosha umada iyo calamka marka waad ku mahad santahay boqoshada aad so boqotay Thanks for your daily visit please visit,us again.
No comments:
Post a Comment