Get the latest electronic phones and more

www.Somaliwords.Blogspot.com news update

africa latest news

Latest Ethiopia News

Free phones

www.somaliwords.blogspot.com
Majon International Internet Marketing

Get Here.

Friday, August 22, 2008

QABIIL IYO QUDHUNKIS BAL'MESHUU SOMALI DHIGAY DAYA?

QABIIL IYO QUDHUNKIS BAL'MESHUU SOMALI DHIGAY DAYA"""

WAXAAN MAWDUCAN MANTA KAGA HADLAYA XAMASADAHA KHADHADH EE KA JIRA WADANKEENA HOYO HADII AN NAHAY SOOMAALI WAXAAD UMALAYSA IN AY SOOMAALIDU DHAMANTEED KA IDHA XIRANAYSO DHIBATADA KA ALOSAN WADANKA AMA UMADA SIDA KHALADKA AH LAGU DILAYA LAGU DACAYO AMA LOGU GUMADAYO UMADA AAN WAXBA HA YARATEE AAN GALABSAN UU ILAHOOD ILLAH YAHAY.

Waxaa inaga xoog'Batay ama inaga adkaday inyaar oo aan wax ay yihin aysan Jiirin kuna dhex dhumata Qabiil ama beel ay ka soo jedan ama ay u dhasheen taas oo kentay in ay ka amusto ama ay dhagaha ka xidhato inta ugu dhow wayo waxaa dhaqankeena ah in La iska qabto qofka khaladka sida ama xumatada ka shaqeya sidan aan uga hortagno waxaa mustaqablka imanaya balse nasiib xumo baryahan danbee waxaad moda in uu saxsanyahay qofka khaladka qaba ama uu yahay QOf (COOL) oo sameyn kara waxa u damco isaga oo ka hayesta full support CIda uu ka soo jedo Taasna waxay keenaysa in Lagu jiro dhiib, dhawaac, Diil iyo IWM hadaba waxaan odhan laha dhaman umada somaliyeed in ay khaledkeeda qirato oo ay ka taliyaan sida Loga saari laha dhibka umada hayesta wayo waxaa hubal ah hadii La iska dhexsaro inta Naceeybka iyo xumatada ka dhexwada umada in la heshiin laha.

QabQable wax Dan ah uu ciid u hayo malaha wayo waa Jeebkiis La'cayaar aan aqoon XAqa iyo mudnanta Inta kale uu ka xogbadanyahay Balse uu xaqiro in uu ILAHAY la'xisaabtami dono malinta akhiro waxana u danbaysa caadab iyo Ciqaab u Ilahay Ugu Tala galay wayo isaga ayaa Mutayestay

Waxaad mar moda in ay soomaalidu tahay Hal Qoyees oo Hal meel ka soo jeeda Balse uu qofkasta Yahay Loma Taliyee Madax'Adag oo Kali raba in uu Taliyo usan qof kale wax u oglayeen taas oo kenysa in Laga Biyo diido Tasna Qaran Laguma dhiso waxa ay keenysa in uu DHulku ama Dadku uu Kala qayebsamo. Ismaqalku waa Base ka kaliya ee uu Qaraan ku dhismii karo wayo waxaa ku cad waxaa jiira Wadano Intii La'rabo inaga weyn inagana dhaqalo iyo dadbadan in ay is'Afgarasho iyo Kala danbeeyn Ay ku noladan Horumarna ay Ku Gadhan Hadaan Nahay SOomaali Kama Badnin 9 million oo qof INtaasna Ma'aha in ay ismamuli"weysay ee waxa mesha soo dhexgalay in aan nahay dad Loma Taliyaan ah oo Isku xaasiid ah hadaba waxaan dhaman Umadayeda soomaaliyeed usoo jediin laha in laga fogado xumatada Lagu haYo dadka iyo dhulkaba

Qore Mohamud j Jigreboi@gmail.com Thanks for your daily visit.




www.SOmaliwords.Blospot.com The Voice of all somalian Folks Who Love peace and Equal friendship Thanks for your Love and Respect.

No comments: